William Barr oo ka cabanaya qoraalada uu Twitterka kusoo qoro Madaxweyne Trump

Xeer Ilaaliyaha Guud ee Mareykanka William Barr ayaa sheegay in qoraallada uu Twitter-ka ku qoro Madaxweyne Donald Trump ee ku saabsan Wasaaradda Caddaalaadda, shaqaaleheeda iyo kiisaska ay gacanta ku haysaba ay “ka dhigayaan inaan shaqadeyda qabsan waayo.” Hadalkan la yaabka leh ee ka soo yeeray mid ka mid ah xulufada ugu adag ee madaxweynaha ayaa … Continue reading William Barr oo ka cabanaya qoraalada uu Twitterka kusoo qoro Madaxweyne Trump